Although sports activities are an important part of life, girls in Somaliland continue to be spectators rather than participants. While browsing our many websites I came across at http://booramaonline.com a very beautiful picture of a Somali lady ball juggling with her feet that I thought our minister of youth and sports ought to see. With the importance […]
Hargeysa – (warsoor) – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa Maanta tababar ay ka qayb qaadan doonaan labaatan hablood oo warbaahinta dalka ka kala socda waxa uu maanta uga furay xarunta ururka Soksa. Labaatankan hablood oo mudo labaatan cisho ah ku baran doona duruus la xidhiidh habka aasaasiga […]